|
Waxaa magaalada Toronto xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Cabdiraxman Guleed ``Amaan` iyo Ciise Guusha.
Amaaan iyo Guusha ayaa magaalada Toronto u yimid si ay uga qeybgalaan Duugtii Allaha u naxaristee marxuum Cabdulqadir Khalif Diriye oo dhawaan ku geeriyooday isla magaalada Toronto.
Haddaba bahweynta sportiga ee Toronto oo ka faa`iideysanayaa booqashadan Amaan iyo Guusha, ayaa waxay casho sharaf soo dheyn ah ugu sameyeen Dabagoye Restaurant Sadiq Farax Ducaale ayaa hogaaminaayey bahwenta sportiga ee casho sharatan soo qaban qaabisay.
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|