Kooxda Kubadda Kolayga Toronto Stars ayaa koobkii Swedan Cup 2011 magaalada Toronto keentay.
Kooxdan Toronto Stars ayaa koobkan ku guuleysatay iyadoo aan xitaa laga badin hal kullan.
Sidoo kale Maxamuud Cumar Abla ayaa ku guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu fiican MVP, Tahliil Maxamed Abaadir ayaa isna ku guuleystay abaalmarinta toogashada toosan ee seddexda dhibcood, halka uu Ehirim Iheanyichukw uu ku guuleystay abaalmarinta Dunk. Dhamaan ciyaartooydan oo dhan waxay ka tirsan yihiin kooxda Toronto Stars.
Ciyaartooyda kooxdan ayaa markii ay ku soo laabteen magaalada Toronto, waxaa loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah, oo si heer sare ah loogu soo shaqeeyay. Sidoo kale waxaa iyaguna halkaasi abaal marrino lagu guddoon siiyay ganacsatadii iyo shaqsiyaadkii gacanta ka geeystay ama lacagta ugu deeqa kooxdan Xafladan oo maqal iyo muuqaal ah ka daawo halka sare
W/D Mohamed Busuri Wareysiga waxaa qaaday UK Sawir Qaade Halane
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|