• Baroor Diiq Loo Sameeyay Wiish, Mugambe iyo Mowliid Macaani

Bahweynta Sportiga ee Toronto ee u hogaaminayey Dr. Yusuf Shaqaaqa ayaa kulan baroor diiq ah u sameeyay Allaha u Naxaristee Marxuum Aadan Xaaji Yabarow Wiish , Marxuum Mowlood Macaane Maxamuud iyo Marxuum Siciid Maxamed Nuur "Mugambe" oo dhamaantooda ku geeriyooday qarixii bishan April 4teedii ka dhacay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho

.
Kulanka ayaa looga hadlay waxqabadkii sportiga ee odeyaashan geriyooday, iyadoo leesku raacay iney ahayeen rag u soo halgamay sportiga Soomaaliyeed.


Ugu dambeyntii waxaa halkaasi duco iyo cafisba loogu deeqay dhamaan dadkii ku geeriyooday qaraxaasi.

Waxaan Allaha awooda leh ugu baryeynaa inuu Janadii Fardoosa ka waarabiyo Eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeena samir iyo imaan ka siiyo Amiin Amiin Amiin

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line