• Cantar Jeenyo Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Som. Week Toronto 2012

     

 

Gudoomiyaha uruka TODAY Farah Oday ayaa si rasmi ah u sheegay in guddiga ururkani uu Cantar Jeenyo u magacaabay gudoomiyaha tartanka todobaadka Soomaalida (Somali Week Toronto 2012).

Waxaa xafiiska shabakada xiddigaha.ca iyo wargeyska Somali Canadian Times, soo booqday Gudoomiye Farah Oday iyo Cantar Jeenyo.

Farah Oday ayaa si weyn uga hadlay magacaabida Cantar Jeenyo. Sidoo kale Cantar ayaa isagana sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka loo magacaabay.

Sidoo kale Cantar Jeenyo ayaa ka hadlay taariikh nolaleedkiisa sporti.

Ereyadii Farah Oday iyo Cantar Jeenyo oo maqal iyo muuqaal ah halka sare ka daawo

W/D Mohamed Busuri
Mbusuri@xiddigaha.ca




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line