
Usa Pittsburgh-Agu-15-2011-xiddigaha.com-Ottawa-Akhyaartay barnaamijkeena cayaarha waxaynu ku qadaa dhigeynaa maanta xakaaiyo hokida Hockey Kabtankii kooxda hokida ee Pittsburgh Penquin Sidney Crosby ayaa wali la dalaa
dhacaya dhaawicii soo gaadhay sannadkii aynu soo dhaafney.
Janaraal Maanigirka General Manager Ray Shero ayaa shaley yidhi MVP-gii hore ayaa wali dalaadhacaya dhaawacii walina ma hubo inuu ku soo noqonoyo kaamka tababarka oo bilaamidoona bisha soo socota ee September.
Xiddigan Crosby ayaan ciyaarin intii Jan,wuxuuna ka baaqdey ama missing 5- cayaarood ugu dambeysey ee ka cadhsanaa siisanka Regular season galaafateyna iney kooxda Tampa Bay ka reebto wareegii ugu horeyey ee bile ofka Playoff.
General Managsr-ka Shero ayaan ilaa iyo hadda aan hubin NO-87 waa Crosbiye inuu xidhan doono unifomka.Laacibkan 24-jirka ah ayaa xagaagan gurigiisa Nova Scotia iskiina u qaadanaya tababar.
Magaranayo caafimaadka Crosby ituu qaadanayo,laakiin waxaan rajeynayaa inuuna nagala xishoonin diyaar baan ahay sidaana waxaa yidhi tababarahiisa Dan Bylsma.
Xiddigan Crosby dhaawiciisii ka hor ahaa MVP,mucjisadii bidhaamiyey 66-dhibcood Points 32-Goals-34-salaxid ama Assists 41-games waxaana u rajeyneynaa xiddiga kabtanka captain Pittsburgh Penquins inuu cafimaad ku soo laabto.
W/D-Jahuur
xiddigaha.com-ottawa
|


Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|
|