• Congratulations! Congratulations!! Hearty Congratulations!!!

     


Washington Somali Stars 1985:
Standing- left to right: Nuure, Shaash, Somaliyow, Taabo, Caato and Warfa
Sitting- left to right: Aaxow, Labaatan, Mohamed, Koombe and Liibaan

Congratulations to Mohamed Busuri, Xiddigaha.ca and Somali Canadian Times founder and  chief editor, for winning the award of  “Best Editorial” 2011.
It is with great pleasure that we announce the 2011 recipient of the Best Editorial award Mr. Mohamed Busuri, for his relentless and selfless service to the Somali people all over the world. Highly regarded by all who know him for his dedication to, and passion for sports, Busuri is most deserving of this award for his commitment to sports in general and soccer in particular. Congratulations, Busuri on your fine achievements.
Mohamed has proven the skeptics wrong and accomplished what most people said were impossible. His achievements will be discussed for a long time to come. All of us in the sports community, as well as the members of the general public, greatly admire his accomplishments.
The site Xiddigaha.ca definitely qualifies for the “ Best Editorial" for it is a very nice site, with excellent design, clever original graphics,  very informative content, entertaining, presented well and easy to access.  Xiddigaha.ca is a worthy enterprise and a positive contribution to the Somali web sites.

On behalf of Washington Somali Stars, please accept my heartiest congratulations for your success.

Sincerely,
Abdulahi A. Ahmed “Somaliyow” 11/10/2011


Washington Somali Stars 2011

_________________________________________________________________________

Saaxib Busuri,

Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka Xubnahiisa kala duwan waxay Halkaan Hambalyo uga dirayaan Saaxiibkooda Maxamed Busuri oo sanadkaan ku guuleystay Abaalmarinta BEST EITORIAL taa oo ah guul u soo hoyatay Bulshadda Soomaaliyeed meel kastoo ay ku nooshahay,waxayna taa ku timid dadaalkii uu muujiyey sanadihii ugu dambeeyey isago si xilkasnimo ah ugu adeegay Bulshadda Soomaaliyeed iyo Bulshooyinka kale ee Caalamka....Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka ee Atlanta waxay kuugu boorinayaan in aad halkaada ka soii wadid dadaalka ku wajahan u adeegidda Ummadda Soomaaliyeed iyo Ummadaha kale.....Waxaana ku leeynaha Guleyso

.

GUDDIGA ISBOORTIGA IYO DHAQANKA EE ATLANTA

___________________________________________________________________________

Dear Busuri,

Congratulations for your major achievement! You deserved this Award. For so many years .......you work hard and also this Award will reflect that you are representative to our Somali community in Canada.  I must say we are proud of you and your service.

Keep up the good work.

 Thanks

Ahmed Elmi Kulmiye

___________________________________________________________________________

Saaxiib Busuri Waa Somalidiasporanews.com oo Ku Leh Hambalyo(BEST EDOTORIAL 2011)

Ottawa-Fri-Nov-11-2011-Somalidisaporanews.com Ama qurbejoog.com-Anigoo ah Mohamed Abdi Omar(JAAHUUR) ahna Tafatiraha Bogga cayaaraha ee Somalidiasporanews.com,waxaan halkan hambalyo iyo bogadin uga dirayaa saaxiibkey Mohamed Busuri oo ku guuleystey Abaalmarinta(BEST EDITORIAL 2011).

Saaxiib Busuri waxaan ilaahay ka baryayaa inuu hawshaa adag aad ku jirto kuu fududeeyo.

Shaki kuma jiro dadaalka aad ugu jirto inaad u hagar baxdo dhalinyarada soo koreysa xag warbaahin, xag sporti iyo baraarujintaba, dadaalkaagana halkaa ka sii wad Ilaaheyna ha kula garabqabto.

WAA BAHWEYNTA SOMALIDIASPORANEWS.COM OO KU LEH HAMBAIYO SAXIIB BUSURI.
W/D JAAHUUR

_____________________________________________________________________________________________

Anigoo ka mid ah bahdda Sport Qurba Joogta Somalida waxaan Hambalyo u diraynaa Saaxiibkeen Maxamed Busuri oo sanadkaan ku guuleystay Abaalmarinta BEST EDOTORIAL taa oo ah guul u soo hoyatay Bulshadda Soomaaliyeed meel kastoo ay ku nooshahay.

Waxayna taa ku timid dadaalkii uu muujiyey sanadihii ugu dambeeyey isago si xilkasnimo ah ugu adeegay Bulshadda Soomaaliyeed.

Bahda Sportiga Soomaalida ee Jarmalka waxay kuugu boorinayaan in aad halkaada ka sii wadid dadaalka ku wajahan, u adeegidda Ummadda Soomaaliyeed oo aad tahay shakhsi si weyn ula socod siiya ciyaaraha bulshadda Soomaaliyed meelkasta oo ay ku noolyihiin gudaha dalkena iyo Qurbajoogtabba.

Mohamed Busuri waxaan kuu sheegaa in uu Ilaah nafaray in la qirro Qofkii ka so
baxaa waajibadkiisa oo aan ku saleysnen Nin jecleysi iyo xaqiraadba oo ay ummada
ka tahay Marqaati sidda maanta ay Aduunka oo dhan u wadda cadeyeyyn hawl
qabadkaada ,taas oo aan kugula Dardaarmi taladdi Ilaah nafaray (WA QULIC MALLU
FASAYARALAHU WA RASUULAHU WAL MU"OMINIINNA)sdql
WABILAAHI TAWFIIQ

Ahmed Salah
hormud7@hotmail.de

_____________________________________________________________________________________________

Mahadsanidiin

Waxaan halkan ugu mahadcelinayaa dhamaan dadkii Hambalyada iisoo diray oo ay ka midka yihiin:

Amin Amir, Macallim Cabdulqadir Shiikha, Macallim Bruno, Mukhtar Cuti, Eng. Cabdisamed Sh.Qasim, Xassan Xarbi, Umalkheyr Maxamed, Nimco Yusuf, Maxamed Shagaxle "Maxamed yare", Xinbil, Cabdirabi Salax, Somaliyow, Khalif Riiko, Said, Caraale iyo dhamaan Washingto Team , Dr. Cali Cusmaan, Cabulqadir Maxamed Cali , Axmed Cali Salam , Jahuur, Guddiga Sportiga iyo Dhaqanka ee Atlanta, Mussa Sheikh Abukar, Maxamed Xaaji Urey. Oday Mursal, Axmad Abukar "Axmadey B", Eng. Bana Ali,Cumar Warsame, Yusuf Yusuf, Guddoomiye ku xigeenka XSKC Mudane Abdirashid Bakin, Ahmed Salah & Bashir Ibey

Thanks

Mohamed Busuri

 

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line