• Maxaa Kala Haysta Barcelona Iyo Ac Milan (Uefa Quarter Final)

     

Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa koobka horyaalka yurub oo si habsami ah u socda waxaana isku soo hadhay 8– Naadi oo kala ah, Apeol Mcusia,Real Madrid,Mareille,Bayeren Munich,Benfica,Chelsea,Ac Milan,Barcelona.(Quarter Final)

Haddaba koobkan horyaalka yurub oo runtii aad u xiisa badan ayaa Naadiyaal ku caan ahaa koobkan horeyna ku guuleystey dhowe jeer koobkan ayaa ka huleeley wxaana ka mid ah Inter Milan,Arsenal,LiverPool,Man-United iyo qaar kale oo fara badan.

Akhyartaay aynu jaleecno maalmaha la kala ciyaari doono oo ah lugta hore waa March 27-da ilaa 28-da .
Lugta labaadna waa April 3-da ilaa 4-da ,(Quarter Final) .
Semi Final lugta hore waa April 17-ka ilaa 18-ka,lugta labaadna waa 24-ka ilaa 25=ka.

Saaxiibayaal aynu u soo biyo shubano sida la iskugu aadiyey 8-dan Naadi waana sidantan.

Apoel Mcosia vs Real Madrid
Marseile vs Bayern Munich
Ac Millan vs Barcelona
Bencifa vs Chelsea.

Haddaba isku aadkan ciyaata ugu xiisaha badan waa Ac-Milan iyi Barcelona wxaana soo raaca Bayern Munich iyo Marseilla aynu aragno wixii ka soo baxa.

W/D Jaahuur

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line