• Reer Kaambo Oo Eng. Bana Xaflada U Sameeyay

     

 

Waxaa magaalda Toronto lagu qabtay casho sharaf loogu talo galay in lagu soo dhaweeyo Eng. Bana.

Casho sharaftani ayaa waxaa si qurxoon u soo qaban qaabiyayay reer Kaambo ama Cabdicasiis qof walba sidii u yaqaano.

Eng. Bana ayaa ka soo qeybgalay tartankii Todobaadka Soomaalida ee kubadda cagta ee lagu qabtay magaalada Toronto, isagoo casumaad rasmi ah ka helay ururka TODAY.




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line