• Soo Dhaweyntii Mohamed Abdullahi Tuke

 

Waxaa xaflad aad u qurux badan lagu qabtay hotelka weyn ee Days Hotel ee magaalada Toronto.

Xafladan ayaa loogu talo galay in lagu soo dhaweeyo Maxamed Tuke oo muddo 10 sanno ah ku jiray xabsi ku yaala gobolka Ohio ee waddanka Mareykanka.

Bahweynta sportiga ee Toronto oo aan u kala harin ayaa si weyn u soo qaban qaabiyay xafladan, iyadoo ay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u tiro badan.

Xafladan oo maqal iyo muuqaal ah halkan sare ka daawo.

More Pics coming soon


W/D
Mohamed Busuri

Sawir Qaade: Mohamed Ganey





Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line