• Wareysigii Gudoomiye Maxamed Yare iyo Tababare Xakiinkey

 

Waxaa xafiiska shabkadda xiddigaha.ca iyo wargeyska Somali Canadian Times, nagu soo booqday Gudoomiyaha kooxda Somali United Maxamed Shagaxle "Maxamed Yare" iyo tabababre Xakiinkey.

Maxamed Yare iyo Xakiinkey oo aan wareysi gaaban halkaasi kula yeelanay, ayaa iyagu ka hadlaya arrimo dhowr ah. Wareysigan oo maqal iyo muuqaal ah halka sare ka daawo

W/D Mohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha.ca

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line