• Qaran Champions

Waxaa si aan inaba caadi aheeyn loogu soo gabagabeeyey cayaarihii xagaaga sanadkan 2010 ee uu ururweynaha SEUKI soo qabanqaabiyey iyadoo ay cayaarahan ku dhamaadeen si aad u qurux badan oo dadkii ka soo qeybgalay ay aad ugu riyaaqeen.

Cayaarahan xagaaga SEUKI 2010 ayaa waxeey socdeen intii u dhaxeeyey 12 July ilaa 25 July iyadoo cayaartii kama danbeeysta ay isku soo hareen kooxaha Neutral Göteborg iyo kooxda Qaran iyadoo guushan ay raacday kooxda Qaran oo shalay reer Göteborg ku quusiyey 5-0.

Kooxda Qaran ayaa waxeey noqotay kooxda kaliya ee laba mar qaada koobkan xagaaga SEUKI iyadoo hore u qaaday sanadkii 2007.

MORE PICS COMING SOON



 

 

 

 

 

 



 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line