|
Usa-Serena Williams-Aug-26-2011-xiddigaha.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa xidigadda ku caan baxdey ciyaarta taniska ee u dhalatey wadanka Mareykanka waa Serena Williams. Serena Williams waxay dhalatey (September-26-1981)Shaqadeeduna(Professional tennis player) ahaan jirteyna NO-1-aduunka. Serena waxay noqotey shan jeer oo kala gedisan ciyaaryahanadda ciyaarta tenista ee aduunka. Markii ugu horeysey ay noqotey No-1-aduunka waxay ahayd July-8-2002,waxayna iska fageysey in taytalkan laga xayubiyo ila 2009-kii,kabacdina waxaa hadheeyey dhaawacyo badan oo soo gaadhey. Serena Williams waxay ku guuleysatey 27-tan Grand Slam-13-Singles-12-Women’s Doubles-2-Mixed Doubles.Waxaana xusid mudan walaaseeda ka weyn Venus Willims ku wada guuleysteen-4- Grand Slam d0ubles. Serena wax badan waxay ku guuleysateyGrand Slam titles Keli-keli(Singles)Doubles,Mixed Doubles oo aney ku guuleysan rag iyo dumar.Laba jeer oo kalana waxay qorta gashatey kuna guuleysatey Olympic gold medals Women’s doubles,waxayna sameysey oo ay ku guuleysatey(prize money)taariikhda (history) oo ayna kuwa kale soo haweysan. Serena Williama waxay la ciyaartey walaasheeda weyn 23- cayaarood(professional maches ilaa1998,13-ban ka mid ah waxaa ku guuleysatey Serena. 8-jeer Grand Slam final ayey ku kulmeen waxana 6-ka mid ah ku guuleysatey Serena. Serena Williams iyo walaasheed Venus Williams 4-jeer oo isku xigta ayey final ku kulmeen oo Grand Slam ah,laakiin waxay ku bahoobeen kuna guuleysteen 12-doubles titles (Grand Slam).
|
|