• Alex Feruston Muxuu Ku Qoonsaday Devid BeckhmAlex Ferguson Muxuu

Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadadeynaa Manager-kii ama Tababarihii ka qaxay Man-United Alex Ferguson oo ku sheegey Book uu qorey inuu David Beckham Man United iskaga tago sababtu maxay tahay?

Alex Ferguson dhawaajintaa uu ka dhawaajiyey inuu David Beckham oo ahaan jirey Kabtankii xulka England inuu Man United ka tago wuxuu isu maleeyey inuu ka weynyahay Manager-ka.

Sababahan Fergusan ka keentey erayadan,markii uu Beckham ku eedeeyey Ferguson sababihii aay Arsenal uga badisey FA Cup-kii 2003.

Alex Ferguson oo sii wata hadaladiisii Beckham waxaa hodey markii uu wax ka bedeley nolashiisii guursadeyna gabadhii heesaha caanka ku ahayd kana mid ahayd Spice Girls Victoria Adamis.

David wuxuu ahaa laacibka kaliya aan ka dhigey Famous ama caan oo ka baxsaneyd ciyaarta,laakiin waxaan dareemey inaana ciyaartiisa ku qanacsaneyn,is bedelkaana waxaa ku keeney jaceylka uu u qabey Victoria Adams intaana waxaa raaciyey Ferguson.

Beckham oo ku guuleystey Six Premier title,Tow FA Cups iyo One Champion League,intaanu u hayaamin Real Madid oo ku iibsatey 25 Million oo lacagta Ingiriiska ah 2003,wuxuuna uga sii gudbey LA Galaxy.

Haddaba saaxiibayaal anoona halkan ku soo koobin Karin Buugga uu qorey Alex Ferguson bal aynu aragno David Beckham wuxu ka yidhaahdo.

W/qorey Jaahuur

xiddigaha.ca

jjaahuur@Hotmail.com

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line