• Horyaalka 4aad Ee Afro-Canadian

si

Waxaa magaalda Toronto si xiiso leh uga socda tartankii Afro-Canadian Winter Cup.

Ciyaarihii ugu dambeeyay ayaa waxay u dhaceen sida tan:

Dixon oo dhulka ku jiida Semcy: Waxaa ciyaar aad u xiiso badan dhex martay ciyaartooyda ay da'dooda ka yar tahay 12 jir (U12) ee kooxaha Dixon Fc iyo Semcy.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxay ku dhamaatay Dixon oo 2-0 ku hogaamineysa.

Qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa daqiiqadii ugu horeysay ay Semcy dhalisay gool qurux badan.

Dixon ayaa iyaduna intaa kadib weeararkii ay ku haysay goolka Semcy sii kordhisay iyadoo goolkii 3aad halkaasi ka dhalisay.

Ciyaartani ayaa waxay ku soo gaba gabowday 3-1 oo ay Dixon ku badisay.

Horseed iyo Hilac oo dhibcihii kala qeybsaday:Kooxaha Hilac iyo Horseed oo ka wada tirsan Group B ayaa iyaguna wada ciyaaray.

Ciyaartii U12 waxaa 2-1 ku badsiay kooxda Horseed. Halka U16 ay Hilac ku badisay 2-1

GROUP A-TABLE

U12

TEAM MP W D L GF GA PTS
DIXON FC 1 1 0 0 3 1 3
SEMCY 2 1 0 1 4 4 3
XIDDIGAHA FC 1 0 0 1 1 3 0

U14

TEAM MP W D L GF GA PTS
XIDDIGAHA FC 1 1 0 0 5 1 3
DIXON FC 1 0 0 1 1 5 0
SEMCY              

U16

TEAM MP W D L GF GA PTS
XIDDIGAHA FC              
DIXON FC              
SEMCY              

GROUP B-TABLE

U12

TEAM MP W D L GF GA PTS
HORSEED 2 1 1 0 5 4 4
MUQDISHO FC 1 0 1 0 3 3 1
HILAC FC 1 0 0 1 1 2 0

U14

TEAM MP W D L GF GA PTS
HILAC 1 1 0 0 5 2 3
MUQDISHO FC 1 0 0 1 2 5 0
HORSEED              

U16

TEAM MP W D L GF GA PTS
HILAC FC 1 1 0 0 2 1 3
HORSEED 1 0 0 1 1 2 0
MUQDISHO FC              


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line