Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Eebe janadii Fardowsa haka waraabiyee waxaa daka Malaysia ku geeriyooday guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed kana mid ahaan jiray cayaartoydii iyo garsoorayaashii kubadda cagta dalka Xaaji Cabdi Cilmi.

Bahda Isboortiga reer Toronto iyo maamulka shabakadda xiddigaha.ca waxaa ay tacsi u dirayaan dhamaan eleladii qoyskii,asxaabtii, iyo bahwaynta sport ga Soomaaliyeed, waxayna ilaahay uga baryayaan in uu marxuumka janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo ayagana samir iyo iimaan ka siiyo.

Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

Macallim Tuke
Mussa Mohamed Nasir
Cabdi Maxamud "Cabdi Dheere"
Macallim Bruno
Said Farah Du'ale
Abdirisaq Bakin
Mukhtaar Maxamed "Cuti"
Yusuf Shaqaaq
Mohamed Hagji Adan "Urey"
Macallim Khafliif
Farax Jamac "Odey"
Axmed Abukar "B"
Cabdi Diiriye "Deputati
Cabdulqaadir Muuse ”Dhamme”
Abdisamed Sh. Qasim
Hassan Harbi
Cabdirahman Tacbaan
Mohamed Busuri
Abdulrab Salah
Abdalla Salah "Faris"
Cabdulqadir Muuse "Nuuraaye"
Oday Mursal
Cabdirisaaq "Cade"
Muuse Dhiblaawe
Maxamed Farax Qambi
Baashi Cali Bashi
Daahir Cali Xussen "Marshalle"
Daahir Boodaaye
Hassan Tuke
Da'uud Axmed "Dheere"
Mohamed Ganey
Cabdi Aadan
Maxamed Cali "Turunbo"
Cumar Dhiblaawe "Ganjab"
Cabdifatax Marayere
Cabdirashiid Jemello
Cabdirisaaq Cadare

________________________________________________

Macallim Tuke iyo Xassan Tuke oo ku hadlaya dhamaan magaca reer Tuke ayaa waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Xaaji Cabdi, waxayna u rajeynayeen in Marxuumka uu Eebe Naxariistii Jano siiyo. Dhamaan intii uu ka tagayna Samir iyo Imaan ka Siiyo. AMIIN AMIIN AMIIN

________________________________________________

Guddoomiyaha kooxda Somali United Maxmed Shagaxle "Maxamed Yare", ciyaartooyda, tababareyaasha iyo dhamaan taageereyaasha kooxda waxay tacsi u dirayaan Fahad Xaaji Cabdi "Foxy", iyagoo ugu tacsiyadeynaya geeriyda naxdinta leh ee ku timid Aabihii Xaaji Cabdi, waxay ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo dhamaan Eheladii iyo asxaabtiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

AMIIN AMIIN AMIIN

Qofkii doonaayo in uu tacsiyo u diro qoyska iyo ehellada Marxuunka. Fadlan soo dir Email: info@xiddigaha.ca