Bahda Isboortiga Toronto , waxaa ay tacsi u dirayaan xiddighii kooxda kubadda koleyga ee Badda iyo xulka qaranka Abdulkadir Hagji Dahir (Shiikha), iyagoo ugu tacsiyadeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku tiimid walashii Amina Hagi Dahir oo ku geeriyootay magaalaada Muqdisho Waxaan allaha awoodda badan uga baryaynaa marxuumta inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo iimaan Eebe la siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin; Macallim Tuke Macallim Musse Mohamed Aweys "Awbaari" Mohamed Farah "Debdamis" Macallim Bruno Macallim Cabdi Dheere Farah Oday Xaji Axmed Abukar "Axmadey B" Mukhtar Mohamed Ahmed "Mukhtar Cuti" Mohamed Haji Urey Abdi Adan Jabril Gutale Mohamed Farah Qambi Abdi Deputati Saciid Farah Ahmed Tuke Hassan Tuke Abdirashid Jamaalo Mohamed Mohmud Nuuraye Ali Gaab Liban Bashir Dhabaryare Ada Abdirisaq Dhuux Saida Wariri Sadia Jakom Hawo Hilowle Da'uud Dheere Oday Mursal Hassan Harbi Abdisamed Sh. Qasimi Said Dhuuni Abdihakim Hurre "Abdihakiim Ottawa" Mohamed Busuri Anwar Tabit Hussein Hagi Musse Dhiblawe "Musse Abti" Mohamed Ganey, Dirie Bile iyo Aalow ____________________________________________________________ 1)DR. Cali Cusmaan Cali
|