• Somali United Oo Markii Seddaxaad Ku Guuleysatay Somali Soccer Week Toronto 2012

Kooxda Somali United ayaa sannadkii seddaxaad oo xiriir ah ku guuleysatay koobkii la magac baxay Somali Soccer Week.

Ciyaartii finalka ayaa Somali United 2-1 ay kaga badisay Hilac Fc, sidaan ay koobkii kula hooyatay.

Tartanka Dhaliyeyaasha (Top Scorer ) waxaa ku guuleystay Simon oo lambarka 9aad uga ciyaara Somali United.

Maqaalkan oo maqal iyo muuqaal ah iyo weliba sawirdii oo dhan filo goor dhow

W/D Mohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha.ca

Sawir Qaade: Mohamed Ganey




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line