• Horyaalka 3aad Ee Afro-Canadian

Waxaa Magaalada Toronto lagu soo gabagabeeyay horyaalka 3aad ee Afro-Canadian.

Horyaalkan oo in muddo ah socday ayaa waxaa kasoo qeybgalay affarta kooxood oo kala ah: Semcy, Hilac, Horseed iyo Dixon.

Ciyaartooyda ka soo qeybgashay horyaalkan ayaa da\doodu waxay u dhaxeysaa 8 ilaa iyo 14 jir

Sida ay kooxahan u kala guuleysteen iyo dhamaan sawiradii la soco goor dhow


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line