| 
Anigoo
ah Axmed Salax, ahaa: Garsoore caalami ee kubbadda kolleygga;
Kana qeyb galay garsoorka ciyaarro caalami ah iyo kuwo local ah sida tar/horyaladii
Somalia:
• Tartanka Jeneral Daud allaha u
• naxariisto wiilal iyo gabdhaba;
• Tartanka cayaraha goboladda;
• Midka wasaradda waxbarashadda iyo barbarinta
• oo sido kalle tartanka dugsiyadda
• sare iyo goboladda.
• aad ayaan ugu
• hambalyeen
• wasiirka sport Jaalle Saleban;
Fikradaan ah in uu dib u soo nooleeyo nadiyaddi ka dhisnaa dalkenna somalia;
Taas
oo laga dhaxlli karro:
•
In aan dib uuga kabsanno burburka nagu habssaday
• iyo in ciyaartoydda qurbaha ku nool dib dalka ugu soo
• noqdaan unna maal galiyaan galiyan ciyaartoy walba
• nadigiisii uu u ciyaarayey magacana ku yeeshan in ay
• ku abuurtto qiirro ah sidii uu
• habaaska uuga tirri lahaa magaca naaddiga.
• waxaa kaloo faa-iiddo lagga dhaxlli karaa in dhalinta soo
• koroyssa oo ku nool dalka gudihiissa in loo hello jiho
• waxbarasho;sport u noqda dhaqan cellin;isjeceeel;niyad
• qaranimmo iyo caqlli nadiif ah.waxaan kulla tallin
• lahaa olympic somaliyed(gos);
• Xiriiradda hoos yimaaddo; ururadda sport ee qurbba joogga in ay ku taageerran
figradan ka soo go:dday wasiirka
• sportiga somalia?????????
|

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|
|