Wiil Somali oo 10 jir ah lana yiraahdo Bile ayaa kooxdiisa reer Toronto, Canada iyo isaga booqasho ku tagay waddanka Ingriiiska iyagoo ciyaar saaxibtinimo la yeeshay kooxda dhallinyarada ee Arsenal.
Bile ayaa halkaasi ka muujiyay xirfad ay aad ula dhaceen dhamaan dadkii ka soo qeybgalay daawashada ciyaarta.
Macallimintii halkaasi joogtay ayaa isku raacday inuu Bile yahay ciyaartooy mustaqbil fican ku yeelan karo ciyaarta kubadda cagta.
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to
make telephone calls using a broadband Internet connection instead of
a regular (or analog) phone line