• Tababare Daahir Boodaye Oo U Mahadcelinayaa Maamulka Somali Stars Washington DC

Waxaa amaan mudan maamulka Somali Stars Washington DC oo oo soo qaban qaabiyay tartankii kubadda cagta ee dhawaan lagu qabtay Magaalada Washington.

Maamulkan ayaa intii cayaarahaas socdeen muujiyey waayo aragnimo iyo abaabul wanaagsan oo mudan in looga daydo.

Anigoo ku hadlaya magaca kooxda Hilac Toronto iyo maamulka Guidance of Canadian Somali Youth waxaan halkaan uga mahad celinaynaa dhamaan maamulka Somali Stars Washington  oo nagu soo dhaweeyey magaaladaas si heer sare ah.

Maamulkan ayaa waqtigoodi qaliga ahaa noo huryay  labadaaad maalmood, iyagoo inoo muujiyey sida ay ugu bisil yihii horinmarinta sportiga, gaar ahaan dhalinta soo koraysa.

Markale halkaas ka sii wadada wanaaga iyo horumarinta cayaaraha.

Waxaa kale oo mudan in aan halkaan uga mahad noqo dhamaan walidiinta Kooxda Hilac Toronto, oo aysan la’aantood noo suurta gasheen in caruurtooda ay ka qaybgalaan cayaarahaas, kuwaas oo qaarkood noo raaceen safarkaas.

Waxaan rajeynayaa in arintaas u noqoto ku dayasho si waalidkui ay caruurtooda ugu guubaabiyaan cayaaraha.

Coach Dahir Boodaye




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line