• Wareysi: Tababare Cabdi Warsame Isaq & C/Qadir Carale

     

 

Tababaraha xulka qaranka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud Cabdi Warsame Isaq iyo Agaasime Cabdulqadir Carale Cumar, ayaan kula kulanay magaalada Washington DC ee waddanka Mareykanka.

Carale iyo Cabdi Warasme ayaa inoo sheegay iney ku sii socdaan Soomaaliya si ay u diyaariyaan xulka Qaranka ee ciyaaraha Fudud.

Warbixintii Carale Iyo Cabdi Warsame oo maqal iyo muuqaal ah ka daawo halka Sare

W/D Mohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha.ca




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line