• Cabdulqadir Carale Oo Wareysi Siiyay Xiddigaha.ca

Agaasimaha xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud Mudane Cabdulqadir Carale ayaa wareysi dheer siiyay shabakadda xiddigaha.ca.

Carale ayaa sheegay iney ka qeyb galayaan tartanka cayaaraha Orodada ee the 14th IAAF World Championship oo lagu wado in horaanta bisha Augusto lagu qabto Magaalada Moscow ee dalka Russia.

Haddii aad tahay orodyahan ee aad dooneyso inaad ka qeybgasho tartankani fadlan la xiriir Mudane Cabduqladir Carale Emailka ah : somalirunners@gmail.com

 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line