• Tababaraha xulka Itoobiya maxaa u qorsoon?

Adis-ababa-Oct-31-2012-xiddigaha.ca qormadeena ciyaraha maanta ku jaleceyna tababaraha xulka qaranka kubadda cagta ee Itoobiya Sewnet Bishaw ayaan jixijixeynin markii uu u koobka qaaradda Afrika u soo baxay.
Haddaba tababarahan xulka Itoobiya Sewnet Bishaw ayaa aad iskugukalsoon,isaga oo ku hadaaqaya inuuna kooxna ka baqeynin kuna kalsoon yahay xulkiisa.

Sewnet Bishaw oo runtii ixtiraama kooxha kale niyo tababarayaashooda ayaa haddana ka baqaneynin marka uu ka hadlayo figraddiisa.

Xulkan kubadda cagta ee Itoobiya oo runtii muujiyey lana soo shirtegey ciyaar wanaag ayaa u horseedey iney u soo baxaan koobka qaaradda Afrika ee sannadka 2013 (Cup Of Nation).

Haddaba saaxiibayaal Xulka Itoobiya oo ku jira Guruubka(Group)-C- waxay foodda isdari doonaan Libaaxyada Afrika ee Zambia January 21-da ee 2013,laakiin Sewnet wuxuu raaciyey ka baqimeyno Zambia waayo horaanu u argney.

Sannadkii 2010-kii ayaa xulka itoobiya 2-1 ugu awood sheegatey xulka Zambiya qeybnma ka ahayd u soo bixitaanka Cecafa,waana waxyaabaha uu Sewnet ugu riyoonayo inuu soo gaadho Finalka.

W/qorey Jaahuur
xiddigaha.ca




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line