• Spring Cup oo lagu soo gaba gabeeyay Toronto

Waxaa magaalada Toronto lagu soo gab gabeeyay tarankii kubadda koleyga ee loogu magac daray Spirng Basketball Cup 20014.

Tartnkani ayaa ciyaarta finalka waxaa wada ciyaaray kooxda Batroolka iyo Xiddigaha.

Ciyaartani oo aad u xiiso badnayd ayaa waxaa 50-40 ay guusha ku raacday kooxda xiddigaha oo halkaasi koobkii lagu guddoonsiiyay.

Halka sare ka daawo maqaalkan oo maqal iyo muuqaal ah




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line