|
Ramadan Cup SOSCA 2010: Kooxaha Super Stars iyo Simba ayaa isaga horyimid ciyaar ka tirsan koobka Ramadaanka qeybta dhallinta cuslaatay. Kooxda Simba ayaa soo bandhigtay ciyaar aad u qurxoon, iyago kubaddaba u diiday Super Stars. Qeybtii hore waxaa lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hogaamineyso Simba.
Kooxda Simba ayaa haddana qeybtii labaad la soo gashay garoonka weerar aan kala go' lahayn iyagoo halkaasi 2 gool oo kale dhabarka u saaray Super Stars. Xiddiga garoonka waxaa ahaa Cukaash oo weliba kooxdiisa Simba halkaasi ugu saxiixay gool aad u qurux badan. W/D Mohamed Busuri
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|