• U15 Cup: Dixon Fc iyo Semcy oo final isugu soo haray

Tartankii kubadda cagta ee ciyaartooyda ay da'dooda ka hoseyso 15 jir (U15) ayaa waxaa ciyaarta finalka isugu soo haray kooxda Dixon iyo kooxda Semcy.

Ciyaarta finalka ayaa waxay dhici doontaa maalinta Axadda oo ay bishu tahay August 10, 2014.

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line