• Shaqo Cusub

SHAQO CUSUB : Ismail Mohamed Omar Ali: " waxan ka mid ahaay shaqsiyaadka xiriirka kala shaqeeya dibada howsheda ee tahaay inaan dhalinyarada ku dhirigeliyo in ee matalaan qarankeyna Waxa aan aad ugu faraxsanahay in aan kusoo guryo-noqday xirfadaydii isla markaana aan la shaqeeyo Xerirka kubadda cagta delkeyna, inshallah waxaan balanqaaday in an la shaqeyn doono qof walba oo jecel horumarinta isboortiga dalka iyo dibadda, sidii loo heli lahaa dhalinyara meteli karta xulka qaranka Somaliya. waxaan Ilaahey ka baryayaa in howshan ii fududeeyo. Rabina ii sahlo dad wanaagsan oo hamigeyga garanaya oo howsha ila wadi kara".



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line