|
Xiriirka kubadda Koleyga Soomaliya oo muddo dheer ka maqnaa saxada maamulka ciyaaraha kubadda koleyga ee wadamada Afrika, ayeey hadda u suurtagashay, in uu mar kale dib u soo muuqdo, wuxuuna hadda ka mid noqday, gudiyada maamulka ee xiriirka kubadda koleyga ee Qaaradda Afrika ( FIBA). Wareysigii uu Eng. Bana uu siiyay BBCda halkan ka Dhageyso
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|