| 
Shirweynaha eurosom ayaa waxaa uu yahay mid sanad walba laqabto inta aan lagaarin xiliga ciyaaraha dhacayaan.
Shirweynahan ayaa waxaa uu kaga duwan yahay kuwii hore sanadkan waxaa nasiib u yeeshay wadan qibradbadan u leh ciyaarahan islamarkaasna dadaaliyowaqti dheeraad ahba geliyey sidii ay u qaban qaabinlahaayeen shuirkan islamarkaasna usoo dhaweyn lahaayeen martidda kala duwan ee ka imaanaysa wadamadda kala duwan ee Yurub.
Shirkan ayaa waxaa looga hadlidoonaa qodobo dhowr ah kuwaas oo kala ah
1-Dhagaysiga gudiga qaban qaabadda ee Finland
2.Ansixin haddii dastuurka wax laga badalay
3.xulashadda kooxo cusub oo soo dalbadey
4.gabagabaddii qorituurka sanadkan
5.iyo wixii kaloo jira
Shirkan ayaa waxaa uu bilaaban doonaa 20.2 ilaa iyo 23.2.2010,meesha uu ka dhacayana waa Helsinki
Waxayaabaha sanadkan ugu duwanyahay shirkan ayaa ah kuwo badan ,lakiin waxaan idinla socodsiinaynaa wixii kasoobaxa inshaallah.
W/DAbdiaziz Godah
Helsinki Finland
|


Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|
|