| Tartankii SOSCA Somali Week 2010. Kooxaha Rochester NY iyo Ohio Young Gunners ayaa si xarago leh ugu soo gudbay ciyaarta Semi-finalka. Kooxda Ohio Young Gunners ayaa qeybta (Group A) kaga soo baxday kaalinta kowaad. Halka Rochester NY ay iyaduna soo ciriirsatay kaalinta labaad. Labadan kooxood ayaa waxay ciyaarta semi-finalka la ciyaari doonaan haddaba labada kooxood ee ka soo baxa Group B oo ilaa iyo imminka madaxa iskula jira. Qeybta B ayaa waxaa ku wada jira Iftn oo leh 3 dhibcood, Toronto Oromo 4 dhibcood iyo Northern Stars oo 1 dhibic leh. Kooxahan oo midkiiba ay hal ciyaar u harsan tahay ayaan weli la sii saadalinkarin cidda ka soo gudbi doonta,
|
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|