• Hambalyo Dhalasho Wiil

 Kooxda kubadda cagta ee Somali stars ee Washington DC ayaa waxay halkani hambalyo ugu direysaa Laacibka reer Washington Mustaf Mohamed Dahir iyo Xaaskiisa oo dhawaan wiil ugu dhahay Virginia ee wadanka Mareykanka. Wiilkani ayaa loo bixiyay Yasir. Waxanu ilaahey uga bar yaynaa inuu noqdo wiilkii dalkiisa, diintiisa iyo waalidkiiba wax tara Aamin Aamiin Aamin


 

 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line