• Bahweynta Sportiga ee Minnesota oo hambalyo u dirayaan ururada SSAUK iyo Somaliweek

Bahweynta Sportiga ee Minnesota ayaa waxay hambalyo u dirayaan ururada SSAUK iyo Somaliweek oo dhawaan midoobay.

Labadan urur ayaa labdii sanno ee ugu dambeeyay si kala gooni gooni ah tartamo sport ugu qaban jiray magaaladan London, haddase go'aansaday iney si wada jir ah u qabtaa tartamada ciyaaraha.

Haddaba Bahweynta Sportiga ee Minnesota ayaa hambalyo iyo boogaadin u soo diray labadan urur.

Dadka hambalyadan diraya ayaa waxay kala yihiin:

Yusuf Muse

Macallim Ibrahim Sudani

Mohamed Qarindi

Garsoore Qolof

Abdi Yusuf

Abdulkadir Shiikha

Abdulkadir Madaxey

Gani Hassan Nur

Hambalyo taa la mid aha ayaa labadan urur waxaa u dirayaa shabakadda xiddigaha.ca iyo wargeyska Somali Canadian Times

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line