• Bahda Sportiga Soomaaliyeed ee Finland waxay hambalyo u dirayaan Maxamed cali (Yaanyo)

Bahda sportiga Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Finland waxay hanbalyo u dirayaan Maxamed cali (Yaanyo) oo ah mid ka mid ah odayaasha bahda sportiga soomaaliyeed ee wadanka Finland, isla markaana ah Rugcadaa sport ahaana ex- xogayaha kubada laliska soomaaliyeed oo shalay oo ay taariiqdu ahayd 29.03.2011 Gabari ugu dhalatay wadanka Finland magaaladiisa Espoo..

Xubnaha halkan hanbalyada ka diraya waxay kala yihiin:

1. Cabdullahi Max`ud Salxan "Eenow" (Ex- Madbacada iyo xulka qaranka kubadda cagta)
2. Cabdi Caagane (Ex Jeenyo)
3.Axmed C/llahi "Imad" (Socus)
4. Asad Max`ud Warsame
5. C/qadir Cilmi (Qooje)
6. Juujuule
8. Cabdullahi Cabdishukri Xuseen
9. Cabdi-mahad Xasan Faarax (Labo dhagax)
10. Yasin Cabdi Raage
11. Macallin Bashir Cabdi Daahir (Macallin kubadda koleyga)
12. Max`ed Cali Jimcalle
13. Siciid Cabdullahi Max`ud (Siciid Bezaani)
14. Bile Timo-guduud
15. Sugulle Siciid Saalax (Hollywood)
16. Jeyte
17. Macallin Xasan
18. Asad Mooge
19. Malaay (Ex Munishiibiyo)
20. Maradona
21. Sanka
22. Macallin Jaan go`an (Macallin kooxda Kanava)
23. Fanax (Ex Waxool)
24. Abuukar Max`ed Macallin "Nuune" (Ex Waxool)
25. Cabdi Khalif
26. Muuse
27. C/risaaq yare
28. Cabdi Saleebaan
29. Yusuf Max`ed Cali "Yusuf Maaweel" (Ex Horseed)
30. Cumar Axmed Jamac (Ex-xogayihii hore ee ciyaaraha fudud)
31. Jamaal
32. Cismaan Jabuti
33. Bile Axmed Diiriye (Ex Jeenyo)
34. C/qadir Xasan Cumar (Daadow)
35. Iimaan Sahal
36. Cali shariif
37. Daahir Macallin
38. C/raxman Cali Mire
39. Cabdi Fitik (Ex Waxool)
40. C/casiis Godax
41. Cabdullahi Jabuti (Hollywood)
42. Cabdi "Qeylo"
43. C/qadir hadaafow (Kanava)
44.Mohamud shujaac (Kanava)
45.Nuux (Ex-jenyo)
Dhamaan bahda sportiga soomaaliyeed ee ku nool wadanka Finland waxay gabadhan uu Maxamed cali (yaanyo) u dhalatay loo bixiyey Safiya maxamed cali waxaan u rajeynayaan inay noqto mid dalkeeda, diinteeda iyo labadeeda waalidba anfacada AAMIIN...... AAMIIN....AAMIIN


 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line