• Iftin Champions

Kooxda Iftin ayaa ku guuleysatay koobkii la magac baxay TODAY Winter Cup. Ciyaartii finalka ee tartankani ayaa waxaa isaga hor yimid kooxda Iftin iyo kooxda Downtown.

Inkastoo bilowgii ciyaartaba ay labadan kooxood aad isu weerareen haddana fursadihii ay heleen oo dhan wey iska lumiyeen.

Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay 0-0. Qeybtii labaad markii leesugu soo laabtay ayay kooxahan halkoodi kasii waday weerarka ay isku hayeen.

Markii ay dhamaadka ciyaarta ka harsan tahay 1 daqiiqo oo keliya ayaa kooxda Iftin ay dhalisay gool. Goolkan ayaana u suurtagaliyay iney koobkii la hooyato.


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line