• Wiish Cup Oo Ka Furmay Magaalada Toronto

 

 

 

Naadiga Ilamos ayaa magaalada Toronto ka bilaabay tartan kubadda koleyga ah. Tartankan oo ay ka soo qeybgaleen 4 kooxood ayaa loogu magac daray koobka Wiish.

Affartan kooxood ee ku loolamaya tartankan ayaa waxay kala yihiin: Dahabshiil, Seif Halal, Etop Restaurant iyo Eagle Manor Pharmacy.

Furitaankii tartankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan bahweynta sportiga ee Toronto, Sidoo kale waxaa iyaduna halkaasi lagu marti qaaday madaxa degaanka ay Soomaalida u badan yihiin MPP Laura Albanese.

Furitaankii tartankan ka hor ayaa waxaa ciyaar saaxiibtinom ah ay halkaasi ku dhex martay kooxda Ilamso iyo kooxda Kitchener,

Ciyaartan oo aad u xiiso badnayad ayaa waxaa 68-58 ay guusha ku raacday kooxda Ilamos oo marti loo ahaa.

Xafladdii furitaanka oo maqal iyo muuqaal ah halka Sare ka daawo

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line