• DFSC iyo Xiddigaha oo ciyaar xiiso badan isaga hor yimid

Waxaa magaalada Toronto ciyaar kubadda koleyga ah isaga hor yimid kooxaha Xiddigaha oo ay tababareyaal u yihiin Macallim Bruno, Axmadey B iyo Da'uud dheer iyo kooxda DFSC. Ciyaartii kowaad ayaa waxaa wada ciyaaray dhallinyarada ay da' dooda ha hoseeyso 12 jir (U12). Ciyaartani ayaa 40-27 ay guusha ku raacday kooxda DFSC.

Ciyaartii labaad ayaa haddana waxaa isaga hor yimid ciyaartooyda ay da' dooda ka hoseeyso 15 jir (u15). Ciyaartani oo aad u xiiso badnayad ayaa kooxda xiddigaha ay guusha ku raacday 51-31.

Maqaalkani oo maqal iyo muuqaal ah iyo dhamaan sawiradi filo goor dhow.




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line