• Somali Week Toronto Oo Soo Gaaray Quatter Final

Tartankii koobak Somali Week 2010 ayaa maanta la soo gabgabeyneyn doonaa wareegiisa kowaad. Ilaa iyo imminka waxaa wareegga labaad u soo gudbay kooxaha Somali United, Bandir, Somali Tigers, Ohio, Dixon FC, TSS MN.

Sidoo kale waxaa iyaguna la filayaa iney soo gudbaan kooxaha Seif FC iyo Juniros Uk .

 

 

 

 

 

 


 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line