• Bahda kubadda koleyga oo ka heshiiyay khilaafkii labo sanadood ka hor

 
Bahda Kubadda koleyga oo ka heshiiyay khilaafaadkii soo kale dhexgalay 2 sanadood ka hor islamarkaana isku afgartey in wax loo qabto dhalinyarada qurbaha ku nool, kadibna waxay casho sharaf afur ah ugu sameyeen galbeedka magaalada London mudane C/qaadir Xaaji Dahir oo loo yaqaan ''Shiisha, waxaana ka soo qayb galey sida sawirada aan uga jedaan dad magac ku leh isboortiga dalka Soomaaliya iyo isboortiga magaalada London, waxayna kale ahaayeen sidatan:
1Dr shiis 2 mohamed hagi 3 shiino guhaad 4Abdi Okey 5 Ahmed Bile 6 Bashiir Macallin
7 Direey Abdiqani 8 Husein Abti 9Abd
Cabdulkadir Garwyne 10 Abukar Yare 11 M.Buwe 12 Galoos

 Sawir qaade MOHAMED BUWE
Qoraalkii : Yusuf Yusuf

 



 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line