• Yaa ka dambeeyay lug gooyada gabdhihii kubadda koleyga

 Ahmed Tuke oo ka mid ahaa ciyaartooydii kooxda kubadda koleyga ee Jeenyo iyo Wagad ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay shabakadda xiddigaha.ca iyo wargeyska Somali Canadian Times.

Ahmed ayaa wareysigan si weyn uga hadlay ciyaartooydii gabdhaha ee dhawaan ka soo laabtay UAE iyagoo aan garoon gelin iyo ciddii ka dambeysay lug gooyada gabdhahan.




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line