Hambalyo Mudane Maxamed Shukri

Dhamaan bahweynta sportiga ee Denmark, Canada iyo Mareykanka waxay hambalyo u dirayaan Mudane Maxamed Shukri oo dhawaan loo magacaabay xubin ka mid ah GOS.