| 
Akhyaartay waxaynu barnaamijkeena ciyaaraha ku lafa gureynaa Cup Of Nation oo si xarago leh uga socda waddamada Equatorial Guinea/Gabon
Koobkan oo aad u qiima badan lagana xuso labadii sanno mar qaaradda Afrika ayaa sannadkan cusub waxaa nasiib u yeeshey iney ka soo qaybgalaan lix iyo toban waddan.
Laakiin waxaa nasiib daro ah oo aan ka soo daahirin saddexda waddan ee mar walba ku guuleysan jirey koobkan wana Cameroon,Nigeria iyo Masar waa yaab waxana ka mid tahay mucjisooyinka aduunka ka socda.
Hadal iyo dhamaantii koobkan qiimaha iyo sharafta leh oo si rasmi ah loo furay Januray 21, 2012 ayaa kooxaha waxay isu arkeen sida tan hoos ku qoran
| Group Stage |
| 01-21-2012 |
E.Guinea |
1 - 0 |
Libya |
| 01-21-2012 |
Senegal |
1 - 2 |
Zambia |
| 01-25-2012 |
Libya |
2 - 2 |
Zambia |
| 01-25-2012 |
E.Guinea |
2 - 1 |
Senegal |
| 01-29-2012 |
E.Guinea |
19:00 |
Zambia |
| 01-29-2012 |
Libya |
19:00 |
Senegal |
| 01-22-2012 |
Cote d'Ivoire |
1 - 0 |
Sudan |
| 01-22-2012 |
Burkina Faso |
1 - 2 |
Angola |
| 01-26-2012 |
Sudan |
2 - 2 |
Angola |
| 01-26-2012 |
Cote d'Ivoire |
2 - 0 |
Burkina Faso |
| 01-30-2012 |
Sudan |
19:00 |
Burkina Faso |
| 01-30-2012 |
Cote d'Ivoire |
19:00 |
Angola |
| 01-23-2012 |
Gabon |
2 - 0 |
Niger |
| 01-23-2012 |
Morocco |
1 - 2 |
Tunisia |
| 01-27-2012 |
Niger |
17:00 |
Tunisia |
| 01-27-2012 |
Gabon |
20:00 |
Morocco |
| 01-31-2012 |
Gabon |
19:00 |
Tunisia |
| 01-31-2012 |
Niger |
19:00 |
Morocco |
| 01-24-2012 |
Ghana |
1 - 0 |
Botswana |
| 01-24-2012 |
Mali |
1 - 0 |
Guinea |
W/D-Jaahuur-Ottawa
|


Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|
|