• Ohio oo 1-0 kaga badisay Xiddigaha

Today Somali Week Toronto 2014: Waxaa ciyaar aad u xiiso badan isaga hor yimid kooxda Ohio ku guuleysatay Tartankii Somali Week 2013 iyo kooxda Xiddigaha.

Bilowgii ciyaartaba labadan kooxood ayaa aad isu weeraray, inkastoo ay u suurta gali weyday iney wax gool ah ay iska dhaliyaan.

Daqiiqadii 25aad ee qeybtii hore ee ciyaarta ayaa ciyaartooyga lambarka 10aad ugu ciyaara kooxda Xiddigaha ayaa garoonka laga saaray kadib markii uu garsooraha u taaga calaamada casaanka "Red Card".

Inkastoo xiddigaha ay 65 daqiiqadoo ku ciyareen 10 ciyaartooy, haddana lama dareemin in Ohio ay ku ciyaareyso 11 ciyaartooy

Gaba gabadii ciyaarta markii ay ka harsaneyd 15 daqiiqo ayaa kooxda Ohio ay dhalisay goolka keliya oo ay guusha ku raacday.

Hamilton oo dirq kaga fakatay Dixon

Ciyaatii labaad waxaa wada ciyaaray Dixon Fc iyo Hamilton United.

Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hogaamineyso Dixon.

Daqiiqadii ugu dambeeya ee ciyaarta ayaa Hamilton ay heshay goolkii bar bar dhaca oo neefta ku soo noqotay.

Dixon oo aad u raadisay iney guul halkaasi kala hooyato ayaa aad u weerartay goolka Hamilton, iyagoo welib dhowr jeer sigay gooka .

Ciyaartani ayaa waxay ku soo gaba gabowday 1-1

Group A

TEAM MP W D L GF GA PTS
SEIF 2 1 1 0 3 0 4
OHIO 1 1 0 0 1 0 3
OTTAWA STARS 1 0 1 0 2 2 1
XIDDIGAHA 2 0 0 2 0 2 0

Group B

TEAM MP W D L GF GA PTS
HAMILTON UNITED 2 1 1 0 1 1 4
DIXON 2 0 2 0 2 2 2
HILAC 1 0 1 0 1   1
WINDSOR FC 1 0 0 1 0 1 0

 

Date Time Match
August 1, 2014 6:00 pm Xiddigaha 0-1 Seif
  8:00 pm Dixon 1-1 Hilac
     
Date Time Match
August 2, 2014 6:00 pm Hamilton 1-0 Windsor
  8:00 pm Ottawa 2-2 Seif
     
Date Time Match
August 3, 2014 6:00 pm Dixon 1-1 Hamilton
  8:00 pm Ohio 1-0 Xiddigaha
     
Date Time Match
August 4, 2014 6:00 pm Ottawa V Ohio
  8:00 pm Windsor V Hilac
     
Date Time Match
August 5, 2014 6:00 pm Dixon V Windsor 
  8:00 pm Xiddigaha V Ottawa
     
Date Time Match
August 6, 2014 6:00 pm Seif V Ohio
  8:00 pm Hilac V Hamilton
  SEMI FINAL  
Date Time Match
August 7, 2014 7:00 pm A1 V B2 
     
Date Time Match
August 8, 2014 6:00 pm Washington DC V Toronto
  8:00 pm B1 V A2
     
Date Time Match
August 9, 2014 7:00 pm Washington DC V Toronto
     
     
Date Time Match
August 10, 2014 8:00 pm FINAL
     

 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line