• Tartankii Orodada Oo Si Xarago Leh U Socda

     

 

Tartankii Somali Soccer Week ayaa sannadkan waxaa lagu soo kordhiyay tartanka orodada,

Tartankan ayaa waxaa si qurxoon u soo qaban qaabiyay Macallim Musse iyo Carale.

Dhallinyaro badan oo ka qeybgashay tartankan ayaa waxay muujiyeen iney si fiican u ordi karaan kana qeybgali karaan tartanka orodada ee 100 iyo 400 M.

Ilaa iyo imminka waxaa tartankani ka qeybgalay caruur ay da'dooda u dhaxeyso 6 ilaa 15 jir.

Maaalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in tartankani ay ka qeybgali doonaan dhallinta cuslaatay, iyadoo la filayo iney ku loolamaan Washington iyo Toronto.

W/D Mohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha.ca




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line