• Sii Dhaweyntii Orso

     


Xiddighii hore ee kooxda kubadda cagta Muqdisho iyo Waxool Maxamed C/raxman "Orso" oo malmahan booqosho ku joogay magaalada Toronto, ayaa lagu sii dhaweeyay ciyaar kubadda cagta ah.

Ciyaartan oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah bahweynta sportiga ee Toronto ayaa waxaa isaga hor yimid koox u hogaaminayye Nuuraya iyo koox u abaanduule u ahaa Abukar Garabey.

Ciyaartan oo ku bilaabantay jawi aad u qurux badan ayaa ugu dambeyntii ay guusha ku raacday kooxda Nuuraaye oo si weyn ugu gacan sareeyay.

Waxaa xusid mudan in labadan kooxood ay u wada ciyaarayeen Orso iyo wiilkiisa Orso JR

W/DMohamed Busuri
mbusuri@xiddigaha.ca




 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line