• Ottawa Stars Champions 2014

Kooxda Ottawa Stars ayaa ku guuleysatay koobkii Today Somali Week Toronto 2014.

Ciyaartii finalka ayaa kooxda Ottawa ay 3-2 kaga badisay Hilac sidaana ku qaadatay koobkii.

Dhanka dhallinta ay da'dooda ka yar tahay 15 (U15) waxaa ku guuleystay kooxda Dixon kadib markii ay rigooreyaal 5-4 kaga badiyeen Semcy

Maqaalkani oo maqal iyo muuqaal ah iyo dhamaan sawiradii la soco goor dhow


 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line