• TODAY SOMALI WEEK TORONTO 2015

Waxaa magaalada Toronto lagu qabtay xafladdii Qori tuurka ee tartanka TODAY Somali Week oo bilaabmi doona July 24, 2015.

Tartanka sannadkani ayaa waxa kasoo qeybgalayaa 12 kooxood oo dhallinyaro ah. 4 kooxdood oo ah caruurta ay da'dooda ka hooseyso 16 jir (U16) iyo 6 koox oo dhallinta cuslaatay ah.

12ka kooxood ee dhallinyarada ayaa waxaa loo qeybiyay 4 qeybood (Groups). Qeybkasta waxaa wareega 2aad kasoo gudbi doontaa 2 kooxood.

Kooxahani ayaa waxay nasiib u yesheen iney isu arkaan sidan tan hoos ku qoran.

Group A

TEAM MP W D L GF GA PTS
HILAC FC              
DIXON FC              
ROCHESTER NY              

Group B

TEAM MP W D L GF GA PTS
XIDDIGAHA FC              
KITCHENER              
OTTAWA STARS              

Group C

TEAM MP W D L GF GA PTS
SEIF FC              
WINDSOR              
OHIO UNITED              

Group D

TEAM MP W D L GF GA PTS
BANADIR FC              
HAMILTON UNITED              
TMT OHIO              
 

Isku aadka kooxaha

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line