• HAMBALYO: Dhalasho

Dhamaan Bahweynta Sportiga ee Toronto waxay s i wada jir ah hambalyo dhalasho ah ugu dirayaan Xaaji Axmed Abukar "Axmadey B" iyo xaaskiisa Istar Ibrahim Sheekh oo dhawaan ay gabar ugu dhalatay magaalada Toronto. Gabadhan oo loo bixiyay Safa . Waxaanu leenahay Safa Yarey Eebe ha kaa dhigo tii diinteeda, dadkeeda iyo dalkeeda anfacda Amiin Amiin Amiin.

Hambalyadan waxaaa diraya dadka magacyadooda kala ah:

Macallim Tuke
Mussa Mohamed Nasir
Maxamed Farax "Debdamis"
Cusman Abanur "Bruno"
Cabdi Maxamud "Dheere"
Said Farah Du'ale
Mukhtaar Maxamed "Cuti"
Mohamed Xaji" Urey"
Farax Jamac "Odey"
Eng. Yusuf Dheere
Cantar Jeenyo
Abdisamed Sh. Qasim
Xassan Xarbi
Cumar Warsame
Kulmiye "Xinbil"
Mohamed Busuri
Shiikhnur Mohamud Afrah "Siikha"
Cabdulqadir Muuse "Nuuraaye"
Oday Mursal
Muuse Dhiblaawe
Maxamed Farax Qambi
Baashi Cali Bashi
Daahir Cali Xussen "Marshalle"
Daahir Boodaaye
Abdirabe Salah
Abdalla Salah "faris"
Mohamed "Ganey"
Cabdi Aadan
Maxamed Cali "Turunbo"
Cumar Dhiblaawe "Ganjab
Cabdifatax Marayere
Sadiq Farax Ducaale
Cabdirisaaq Cadare

 



 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line