• TODAY Somali Week 2015: Seif Oo Usoo Gudbay Semi-final

TODAY Somali week Toronto 2015: Kooxda Seif ayaa usoo gudubtay semi-final kadib markii ay 2-0 kaga badisay Rochester NY.

Ciyaarihii kale ee Quartar final-ka ayaa kooxaha waxay isu arki doonaa sida tan:

Ottawa Stars V Ohio TNT. Windsor V Hilac. Bandir V Xiddigaha.

Ciyaarta Semi-finalka ayaa waxay kooxaha isaga hor imaan doonaan sida tan hoos ku qoran:

Seif V Ottawa/Ohio TNT

Banadir/Xiddigaha V Hilac/Windsor.

Ciyaarta finalka waxaa la ciyaari doonaa maalinta Axadda oo ay bishu tahay Augusto 2, 2015.

Ciyaarihii dhallinta cuslaatay ayaa waxaa wada ciyaaray kooxda reer Ottawa iyo Toronto. Ciyaartani oo aad u xiiso badnayd ayaa waxaa 7-0 ku badisay kooxda reer Toronto.

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line