• SEMCY CHAMPIONS

Kooxda Semcy ayaa ku guuleysatay koobkii loogu magac daray Eritrea independence 2014 youth champions.

Tartankani oo ay kasoo qeybgaleen dhowr koox ayaa wuxuu socday laba maalmood.

Ciyaartii finalka ayaa waxaa isaga hor yimid kooxda Semcy oo uu tababare u yahay Anwar Tabit iyo koox ku ciyaareysay magaca jaaliyadda Eritrea ee magaaladan Toronto.

Ciyaartan oo aad u xiiso badnayd ayaa waxay guusha raacday kooxda Semcy iyadoo halkaasi koobka ku qaadatay.

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line